Somaliland: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Dalka Ku Soo Laabtay Siweyna Loo Soo Dhaweeyay.

0
846

“18-may Waa Maalintii Qaranka, Heshiiska Dekeda Berberana Sharciga Baarlamaanka Ayaa La Marinayaa”.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ( Cirro) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa.

Guddoomiye Cirro oo ka hadlay safarkii isaga iyo waftigii uu hoggaaminaayay ku tageen Waqooyiga Amerika, kana jawaabay su-aalo ay saxaafaddu waydiiyeen