Somaliland: Wafti Ka Socotay Shirkada DP World Oo Maanta Soo Gaadhay Dalka Kormeerna Ku Tagay Dekeda Berbera

0
768

Wafti ka socotay dawlada imaraadka carabta gaar ahaana shirkadii lagu wareejiyay maamulk dekeda berbera ee DP World ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera, Waxaanay waftigani markiiba kormeer ku tageen goobo badan oo kamida dekeda magaalada berbera.

13227046_970956969684823_7754186254220300464_n 13239064_970957143018139_961248830116911243_n 13239899_970956653018188_142916666885389280_n 13240154_970955423018311_1363631650690121246_n