Somaliland: Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Khilaafkii Golaha Deegaanka Degmada Burco.

0
704

Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Aadan Qabo ayaa ka hadlay khilaafkii soo ka dhex galay golaha deegaanka degmada Burco, Hoos ka DAAWO Guddoomiyaha oo arrimaha ka hadlaya