Somaliland: Boorama Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Qaranimda Somaliland ee 18 May + Sawiro

0
840

Murashaxa Xisbiga Kulmiye Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Kala Qayb Galay Shacabka Gobalka Awdal Munasibada 18 May.

Wafti uu hogaaminaayo Marashaxa Xisbiga Kulmiye muj. Muuse biixi Cabdi ayaa shacbiga Ku DHaqan Gobalka Awdal kala qayib Galay Munaasibada 18 May. Gudoomiye Muuse biixi Waxa ku Wehelinaayay Xubno Ka mida Golaha Wasiirada Iyo Maamulka Maamulka Gobalka Heer gobal iyo heer dagmo Ayaa waxa bulshada gobalka halkaasi uga jediyeen munaasibad ku wajahan qiimaha ay leedahay Maalintani.

11(13) 22(5) 33(3) 185 234 321 419 521 620 721 (1) 721