Somaliland: “Waa Arrin Layaab Leh In Xisbiga WADDANI Iyo Xukuumadda Xamar Isku Aragti Ka Noqdaan Maalgashiga Iyo Horumarka Somaliland” Maxamed Kaahin.

0
822

Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE Muj. Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay heshiiskii Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ee ku aadanaa balaadhinta iyo casriyeynta dekedda berbera waxa aanu wax laga xumaado ku tilmaamay in Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI iyo Xukuumada Xamar isku mawqif ka noqdaan horumarka Somaliland