Somaliland: Mudaharaaad Xoogan Oo Lagaga Soo Horjeedo Maayarka Magaalada Burco Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Burco

0
645

aar kamida bulshooyinka ku dhaqan xaafadaha magaalada buroc ayaa maanta mudaharaad ay kaga soo horjeedaan maayarka magaalada burco ka dhigay gudaha magaalada burco.

Waxana cabashada dadwaynahan ay ku salaysnayd maayarka caasimada oo aan wax wara u hayn xaafado badan oo uu qaday daadka roob ka da’ay magaalada burco.