Somaliland: Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Ciidamo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland Oo Isku Soo Dhiibay Somaliland.

0
686

Guddoomiye ku-xigeenka golaha wakiilada Somaliland Mud. Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay ciidamo ka soo goostay Maamul Goboleedka Puntland oo isku soo dhiibay Somaliland,