Somaliland: Akhri Nuxurka Warqad Ay Guddida Diiwaan-galinta Ururada Siyaasadu U Direen Gudoomiyaha Xisbiga UCID.

0
836

Guddida diiwaangalinta ururada siyaasada Somaliland ayaa warqad soo cadayn ah u direy gudoomiyaha xisbiga UCID eng  Faysal Cali Warabe.

Waxaana gudidu ay Faysal Cali Waraabe ka dalbatay inuu soo cadeeyo warqad la sheegay inay ka baxday xafiiskiisa oo kuu magacaabay xilal kala duwan.

Waxaanay u dhignayd warqadani sida tan

ucid