Somaliland: Cali Khaliif Oo Culimada Buuhoodle Wax Ka Waydiiyey Waxa Ay Diintu Ka Qabto Dagaal Uu La Galo Ciidanka Somaliland Ee Ku Sugan Gobolka Sool.

0
671

Madaxwaynaha maamulka Khaatumo ayaa maanta kulan la qaatay cuqaasha iyo culimada waawayn ee magaalada Buuhoodle iyada oo ujeedada kulankani uu ahaa mawduuc uu watay Cali Khaliif oo uu wax kaga waydiinaayay culimada ciidamada Somaliland eek u sugan deegaanada gobolka Sool iyo hadiiba uu dagaal la galo ciidankaasi waxa ay diintu ka qabto.