Somaliland: Waraysi Xiiso Badan Oo Uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Kaga Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah.

0
820

Guddoomiye Cirro Barnaamij Nuur Laha Ku Soo Bandhigay Dalka Maraykanka Iyo Wafiga Miisanka Culus Ee U Hogaaminayow Guddoomiye Xisbiga Waddani…

Waxanu ka Hadlay Muwqifka Somaliland Iyo Xaalada Ay Ku Jirto …

Guddoomiyaha golaha wakiilada ahn guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) oo ku sugan cariga Maraykanka ayaa bixiyey waraysi xiiso badan oo taaban arrimo badan oo xasaasi ah,