Somaliland: Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga UCID Oo Faysal Cali Waraabe Ka Difaacay Eedo Uga Yimid Garabka Jamaal Cali Xuseen

0
750

Qaar ka mid ah masuuliyiinta xisbiga UCID ee Faysal Cali Waraabe hoggaamiyo ayaa eedayn kulul usoo jeediyay garabka xisbiga UCID ee Jamaal Cali Xuseen, iyagoona eedayntooda ku lifaaqay arrimo dhanka diimaha iyo cibaadada ah.