Somaliland: Fadeexad Xisbiga WADDANI Oo Adeegsaday Muuqaallo Wiiqay Kalsoonida Shacbiga Iyo Sawirrada Wejiyo Asaraar Ah Oo Dheg-xumo U Soo Jiiday Safarkii Guddoomiye Cirro

0
792

GUDAHA KA Akhri+DAAWO: Magacyada iyo Sawirrada Saddex Senater Oo Muuqaallo Kale Lagu Ladhay Oo xisbiga WADDANI Sheegay In ay Joogeen Kulan Aanay Ka Qayb-galin

La Kulmeen Guddoomiye Cirro, Balse M kuwaas oo Muuqaallo Kale Uu 

-ro Maraykan Ah Oo Ku Lammaan Safarkii Guddoomiye Cirro Ee Washington Oo Asaraar Ah Oo

Saamayn Noocee Ah Ayay Dhacdadani ku Yeelan Kartaa Olollaha Uu Xisbiga WADDANI  Ugu jiro Kasbashada Shacbiga Somaliland?

Mudanayaal Xisbiga Waddani sheegay inuu la Kulmay oo beenoobay iyo Fadeexad ka dhalatay arrintaasi.  Tiroba Saddex Xildhibaan (Senate ) oo Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ka been sheegeen la kulankooda ayaa soo shaacbaxay , marwada laga soo doorto Minnesota ee lagu Magacaabo Amy Jean Klobuchar ayay sheegeen masuuliyiinta waddani inay la kulmeen kadib markii ay gabadhkale oo Gabadh cadaan ah isla soo Sawireen Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Wefti ka tirsan Xisbiga WADDANI oo la sheegay inay Kulameen Marwo Amy Jean Klobuchar.

Si fiican u dhugo muuqaalka sawirrada Haweeneyda uu Xisbiga WADDANI Ka Been sheegay magaceeda, taas oo xilkeeda shacbiga Somaliland uga dhigay  gabadh kale oo cad oo uu ku sheegay in ay Amy Jean Klobuchar

Xisbiga Waddani ayaa sidoo kale ka been sheegay  Xildhibaan Christopher Andrew “Chris” Coons oo ah mudane ka tirsan aqalka Senate-ka ee Maraykanka kaasi oo xafiiska WADDANI War-murtiyeedka uu saxaafadda u diray ku sheegay in uu kamid yahay Mr. Chris, xildhibaannada la kulmay guddoomiye Cirro, isaga oo ku sheegay nin kale oo aan ahayn Mr. Cris, sida ka muuqata sawirkan hoose, oo uu cidhifka fallaadha sawirka ku taallaa ka imanayso ka muuqdo nin dhalinyaro ah, oo WADDANI ku sheegay in uu yahay xildhibaanka kulanka ka qayb galay, hase yeeshee  muuqaalka saxda ah ee sawirka Xildhibaan  Christopher, waa  ka ka muuqda afka fiiqan ee falladhu halka ay tilmaamayo oo waa sawirka goobada ku jira Xildhibaanku, muuqaal ahaanna sida dhabta ah Md. Cris waa nin bidaar leh oo da’ ahaan ka fil roon ninka kale ee sawirka  guud ka muuqda.

Si fiican u dhugo muuqaalka sawirrada Mudanaha   uu Xisbiga WADDANI Ka Been sheegay magaciisa, ee uu   ku sheegay Christopher Andrew “Chris”  kkaasi oo uu  shacbiga Somaliland uga dhigay   nin kale oo dhalinyar ah

Xildhibaan John Isakson oo ah mudane 71 jir ah isla markaasna ka mid ah odayaasha Golaha Senate-ka ayaa ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ka been sheegeen la kulankooda kaasi oo ah mudane ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee maraykanka lagana soo doorto Georgia balse xisbiga WADDANI magaciisa u isticmaalee rag kale oo cadaan ah kuwaasi oo aan ahayn Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Senate-ka .

Halkan ka daawo  oo Si fiican u dhugo muuqaalka  mudanaha 71 jirka ah ee John Isakson  oo sawirkiisa iyo magaciisa iyo weliba xilkiisa     uu Xisbiga WADDANI Ka Been sheegay  isaga oo nin kale ka dhigay in uu yahay John Isakson.

fffadeexad-qaawanfadeexo-1024x666

Hubaal