“Khadra Daahir,Waa Qof Caqli Iyo Garasho Ilaahay Ku Manaaystay. Xataa SNM Intay Tartay Inta...

0
Siyaasigga Cali Yuusuf,(Cali-gurray),ayaa si kooban uga sheekeeyay shaqsiyadda fanaanadda caanka ah ee Khadra Daahir Cigge,waxaana uu sheegay inay tahay shaqsi Ilaahay nasiib-u-siiyay garasho iyo...

Madaxweynayaashii Ugu Dhiigyo-cabsanaa Qaaradda Afrika.

0
Madaxweynayaashii ugu Dhiigyo-cabsanaa Qaaradda Afrika Qormadan oo ururis ah waxa aynu tibaaxyo kooban ka bixinaysaa Madaxweynayaashii Qaarada Afrika ugu arxanka darnaa. Waxa ay iftiiminaysa...

Tiradii Ugu Badneyd Ee Tahriibayaal Ah Oo Sanadkan Ku Geeriyootay Badaha

0
Jariiradda The Independent ee ka soo baxda magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa shaacisay inay jirto sare u kac ku aaddan dadka tahriibayaasha ah...

Guddoomiyaha Kooxda Xiddiga Geeska Oo Shuruud Ku Xidhay In Maxamed BK Mar Kale Ka...

0
Guddoomiyaha kooxda xiddigaha geeska ayaa shuruud ku xidhay in fanaanka Maxamed BK uu mar kale ka mid noqdo kooxdooda

“Cidda Diidda Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera Marka Loo Gudbiyo Baarlamanka Waxay La Mowqif Tahay...

0
Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in Cidda keliya ee Diiddan inuu hirgelo Heshiiska Shirkadda Carbeed ee DP World ku Maalgelinayso Dekedda Berbera tahay Dawladda Soomaaliya,...

” Dekada Berbera Reer Ma Laha Ee Runta Ha La Isku Sheego Reer Somalilandnow...

0
” Dekada Berbera  Reer Ma Laha Ee Runta Ha La Isku Sheego Reer Somalilandnow  ” Suldaan Saleeban Boqor Cismaan

Sanaag Wejigii 2-aad Ee Diwaangelinta Oo Dhamaaday Iyo Kii U Dambeeyay Ee La Bilaabay

0
Komiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa Sabtdii Shalay soo gabogabeeyay Wejigii labaad ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha ee ka socotay Gobolka Sanaag, waxayna bilaabeen Wejigii u dambeeyay Diwaangelinta...

Xarunta Xaquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Qabatay Kulan Lagaga Doodayay Qaabka Lagu Dooran Karo Xildhibaanada...

0
Xarunta xuquuqaal iinsaanka somaliland ayaa qabatay dood sharci oo ku saabsan sida lagu soo dooran karo xildhibaanada golaha guurtida somaliland. Doodan oo ay ka qayb...

“Maxamuud Xaashi Waa Nin Aan Aqoon Badan Aan Laheyn Oo Qabyaalada Yaqaana , Berberana...

0
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu  ka hadley aqoonta shaqsiyeed ee uu u leeyahay wasiirka...

Somalia: Qaraxyo Lagu Weeraray Xarunta Dambi Baadhista Ee CID-da.

0
Warar dheeraad ayaa ka soo kordhaya qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xarunta CID-da ee dambi baarista Booliska Soomaaliya, iyadoo ciidamada booliska ay toogteen...