Xildhibaan Ka Hadlay Khilaafka Somaliland Iyo Jabuuti

0
Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa ka hadlay khilaafka Somaliland Jabuut

“Waxaynu Caare Ka Rajaynaynaa Inuu Qaato Tallada Dawladdiisa Iyo Shacabkiisa”Ex Wasiir Cukuse

0
Siyaasi Cabdillaahi Cukuse ayaa ka hadlay kulankii shalay dhex-maray Madaxweynaha Somaliland iyo waxgaradka beesha Garxajis,

Cabdiqaadir Jirde Oo Si Odaytinimo Leh Uga Hadlay Madaxtooyada

0
Guddoomiyaha ku meel gaadhka Ah Ee Xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde ayaa si wayeel nimo Ah Uga Hadlay Xarunta Madaxtooyada .  

Somaliland oo Shaacisay Tirada Qaxootiga Ajaanibka ah ee Dalkeeda Ku Sugan Iyo Dalalka Ay...

0
Gudoomiyaha Haya’dda Barakacayaasha Somaliland ayaa waxaa uu maanta xaqiijiyey in Somaliland ay ku sugan yahiin dad qaxoonti ah oo ay tiradoodu gaadheyso 20 Kun...

Xukuumaddu Waa Inay Dib-U-Hawgeliso Guddiga Ka-Soo-Kabashada Abaaraha oo Dhaqaale Gacanta Ku Hayey

0
Qalinkii: Maxamuud Cali Walaaleeye.   Hargeysa- Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha oo la dhisay badhtamahii sannadkii dhamaaday ayaa loo xilsaaray inay isku-dubaridaan qaababkii loo taakulayn lahaa...

“Madaxweynaha Ayaanu Kala Xisaabtamaynaa Wixii Golihiisa Wasiirrada Ka Gaabis Noqdo…..

0
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Markii U Horreysay ka hadlay Waxyaabaha laga doonayo Madaxweynaha Cusub Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inay...

Daawo: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ganafka Ku Dhuftay Inuu Warbaahinta Uga Warbixiyo Kulan Uu...

0
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ganafka Ku Dhuftay Inuu Warbaahinta Uga Warbixiyo Kulan Uu La Yeeshay Masuuliyiin Chinna Ka Socda Iyo Dayaca Ka Muuqda Cisbitaalka...

Maayir Cidin ” Ma Ogin Dhul la Wareejinayo Laakiin Dawladu iyadaa Awoodaasi Leh”

0
Maayir Cidin ” Ma Ogin Dhul la Wareejinayo Laakiin Dawladu iyadaa Awoodaasi Leh” Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin ayaa sheegay inaanu waxba kala socon...

Muwaadinkii U Horeeyay Ee Hindisay Warshad Soo Saarta Tamaashiirta Goobaha Waxbarashada

0
Mr. Cali Xasan Faarax waa mid ka mid ah shakhsiyaadka Somaliland ee aqoonta durugsan u leh qaababka ay u shaqeeyaan hannaanka bangiyadu, isagoo muddo...