Turkiga: Neef Wan Ah Oo Lagu Iibsaday Qiime Dhan 3.6 Kun Oo Dollar!

0
Magaalada Balikeser ee galbeedka Dalkaasi Turkiga ayaa waxa lagu soo bandhigay Neef Wan ah oo si gaar ah loo xanaanayn jiray. Neefkan ayaa waxa loo...

Dabaysha Is Baddal Ee Dalka Iyo Isla Waynida Madaxda KULMIYE Halkee sal-dhigan Doontaa.

0
Tan iyo Wakhtigii uu Madaxweyne Siilaanyo loolanka ugu jiray Kursiga ugu Sareeya Dalka ee uu maanta ku fadhiyo waxa uu Xisbiga Kulmiye la soo...

Ceerigaabo: Maxaad Ka Og Tahay Shirkii Qarsoodiga ahaa ee Wasiir Cadaani La Yeeshay Beeshiisa...

0
Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Wasiir Cadaani ayaa dhawaan shir qarsoodi ah magaaladda Ceerigaabo kula yeeshay beeshiisa,shirkan oo daarnaa in wasiir cadaani si...

Waddanka Imaaraadka Iyo Madaarka Berbera: Sidee Ayay Danta Guud Ee Qaranka Ugu Jirtaa?

0
Akhristow waxan maqaalkan kugula wadaagayaa inaan ku tusaaleeyo sida danta qaranku ugu jirto in aynu ka kirayno dawlada Imaaraadka Airportka Berbera. Si marka aad...

Mudane Madaxweynaha soo socda 5 sano wax waan qaban karnaa.

0
Somaliland waxa ay galasaa doorashadii 6aad hadii aanan halmaansanayn oo ah hal qof hal cod, waa farxad iyo badhaadhe in wadan aan la ictiraafsanayni...

Hooyo Qudha Ka Jartay Wiilkeedii Oo 14jir Ah & Sababta Ku Keliftay !

0
Dhacdo aad u naxdin badan ayaa waxay ka dhacday Dalka Masar, kadib markii Hooyo dalkaasi u dhalatay ay qudha ka jartay wiil ay dhashay. Hooyadan...

Xadhigii Iyo Sii dayntii Cigaal ee Siyaad Barre – W.Q. Cali Cabdi Coomay

0
Xukuumadii Raysal-wasrre Cigaal AHN wuxuu Siyaad Barre afgembiyey bishii Oktoobar ee sannadkii 1969-kii, markii dil toogasho ah lagu diley madaxweyne C/rashiid Cali Shaarmaarke. Markii ingilaabku...

Dhallinyartaay xaaladdu way adag tahaye faashashka badsada (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)

0
Aroornimadii ayaan nin dhallinyar ah soo qaaday, waxaan idhi maanad wax baran, wuxu igu yidhi jaamacada ayaan dhammeeyay 2013-kii. oo maxaad baratay? waxaan bartay...

Siyaad Barre Oo Cali Samatar Ka Waraysanaya Waayihii Ka Dambeeyey.W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
Waa sheeko mala-awaal ah, oo Maxamed Siyaad Barre ka waraysanayo Cali Samatar waayihii ka dambeeyey. Magacyada waxa aan u soo gaabin doonaa, sidan. MSBarre:...

“Horta Heego Waa Ayo?” Maxamed Baashe Xaaji Xasan

0
Horta Heego waa ayo? Tixdan koobani waxa ay ka mid tahay qoraallo ka warramaya Heegada Muuse Bixii iyo cidda hormoodka ka ah xukuumadda dhexdeeda iyo...