Somaliland Maka Run Sheegtay Nidaamka Axsaabta iyo Ururada Badan Ee Siyaasada & Doorashooyinka Ee...

0
Dalka Jamhuuriyada Somaliland waxa uu jiraa ilaa intii aynu dib ula noqonay madax banaanida qaranimada Somaliland 29 sanadood oo ah 1991 ilaa 2020. 11 sanadood...

Shiinaha Iyo Soomaaliya Way Ku Karaamo Seegayaan Dagaalka Ay Kula Jiraan Somaliland Iyo Taiwan

0
Dowladda Shiinaha ee uu hoggaamiyo Xisbiga Shuuciga ah iyo dowladda aan iskeed isku maamulin ee Soomaaliya, ayaa si isku mid ah uga qayliyey xafiiska...

Madaxweyne Afrikaan Ah Oo Is Casilay Sidoo Kalena Kala Diray Baarlamaankii Waddankiisa

0
Madaxwaynihii Waddanka Mali ee Galbeedka qaaradda Afrika Ibraahim Boubacar Keïta ayaa iscasilay, ka dib markii ay shalay xidheen militariga dalkaasi, waxaana uu sidaasi ka...

Madaxweyne Xaaji Muuse Biixi Oo Jamaal Carafa Oo Uu Fariinka Soo Diray

0
Madaxweyne Xaaji Muuse Biixi Oo Jamaal Carafa Oo Uu Fariinka Soo Diray

Dabashiil Group Dayax Usoo Baxay Geeska Africa iyo Doorka ay Ku Leedahay Deegaanka Somaalida

0
“Degdegsiimada, Deeqsinimda iyo  Daryeelka Bulshadu, Waa Deeq ay Dhigeed dheer tahay” Shirkadaha Dahabshiil Group oo si waafiya uga tisqaaday guud ahaan dunida afarteeda dacal waxay dayax...

“Dhaqaale Xumada Siyaasad Xumo Ayay Salka Ku Haysaa, Hoggaan Xumo Ayaana U Sabab Ah”...

0
Baahida dhaqaale iyo dhibaatada mucaawinooyinka. Dhaqaale xumada siyaasad xumo ayay salka ku haysaa, hoggaan xumo ayaana u sabab ah. Waa ayaan darro weyn guud ahaan in...

Barnaamijka Shaqo Qaran, Wuxuu U Baahanyahay Fikir Qaran

0
Waxa dhawaan la soo gebo-gebeeyey barnaamijka sida wayn dawladdu iskaga xil saartay ee Shaqo Qaran oo tabo-bar lagu siiyo 1,500 qof oo qaab tartan...

Mareykanka Oo Laba Toddobaad U Qabtay Turkey

0
Aqalka Kremlin-ka ee looga arrimiyo Ruushka ayaa cambaareeyey kuna sheegay wax aan la aqbali karin waqti la sheegay in Mareykanka uu u qabtay Turkiga,...