“Horta Heego Waa Ayo?” Maxamed Baashe Xaaji Xasan

0
Horta Heego waa ayo? Tixdan koobani waxa ay ka mid tahay qoraallo ka warramaya Heegada Muuse Bixii iyo cidda hormoodka ka ah xukuumadda dhexdeeda iyo...

Luuqadaha Adduunka ka Dabar Go’ay W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
Maxaa keena in ay Luuqadu Dhimato? Xeel-dheerayaasha afafku sababo badan ayey ku sheegaan inuu afku u dhinto, balse waxa jira sababo waaweyn oo keena inuu...

Turkiga: Neef Wan Ah Oo Lagu Iibsaday Qiime Dhan 3.6 Kun Oo Dollar!

0
Magaalada Balikeser ee galbeedka Dalkaasi Turkiga ayaa waxa lagu soo bandhigay Neef Wan ah oo si gaar ah loo xanaanayn jiray. Neefkan ayaa waxa loo...

Dhallinyartaay xaaladdu way adag tahaye faashashka badsada (WQ: Nuur Xaaji Xiiray)

0
Aroornimadii ayaan nin dhallinyar ah soo qaaday, waxaan idhi maanad wax baran, wuxu igu yidhi jaamacada ayaan dhammeeyay 2013-kii. oo maxaad baratay? waxaan bartay...

Masar: Haweenay U Geeriyootay Handadad uu tuug kula kacay !

0
Haweenay u dhalatay Dalka Masar ayaa waxay u geeriyootay si lama filaan ah kadib markii nin tuug ah oo dhacayey uu  handaday. Dhacdadan ayaa waxa...

Eray bixinta Xadiiska ‘Musdalaxul Xadiis’ Q. 3aad, (WQ: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub)

0
Xadiiska saxeexa ah maxaa lagu gartaa? Sanad: silsilad ahaan waa in uu xidhidhsan yahay, qof kasta qofka uu ka warinayo ugu yaraan waa in ay...

Gabaygii reer Cudra: W/Q Ibraahin-hawd

0
Gabaygii reer Cudra (19.1.2021) W/Q Ibraahin-hawd Soo bixiddii Islaamka in yar ka hor ilaa dhammaadkii qarnigii boqortooyada reer Banii Umaya, Jasiiradda Carabta waxaa ka caanbaxay nooc gabay...

Ma caalim Mise Cilmaani , Qalinkii: Cabdimajiid Iid Aaden (Dhimbiil)

0
Qormadeenan la magac baxday “Ma caalim Mise Cilmaani ” waxaynu kusoo qaadan doonaa arimo baryahan danbe ku soo badanaya bulshada ku hadasha afka soomaaliga...

Dabaysha Is Baddal Ee Dalka Iyo Isla Waynida Madaxda KULMIYE Halkee sal-dhigan Doontaa.

0
Tan iyo Wakhtigii uu Madaxweyne Siilaanyo loolanka ugu jiray Kursiga ugu Sareeya Dalka ee uu maanta ku fadhiyo waxa uu Xisbiga Kulmiye la soo...

Mudane Madaxweynaha soo socda 5 sano wax waan qaban karnaa.

0
Somaliland waxa ay galasaa doorashadii 6aad hadii aanan halmaansanayn oo ah hal qof hal cod, waa farxad iyo badhaadhe in wadan aan la ictiraafsanayni...