Ahmiyadda Siyaasadeed ee uu Somaliland u Yeelanayo Saldhiga Millatari ee UAE ka Furanayo Berbera

0
Marka dawladda Somaliland tallaabo hore u qaadaba, waxa soo baxaya dagaalo siyaasiya oo nashqadiisa ay leeyihiin cadowga dalkan la jecel inaanu horumar lagu tanaado...

Sayladda Xoolaha Ee Magaalada Hargeysa Diyaarintii: Xamda Yusuf Adem

0
Dhaqaalaha jamhuuriyadda soomaaliland ayaa waxa lafdhabar u ah xoolaha nool kuwaa si oo ka kooban lo’, adhi iyo geel. Hadaba mar aan booqday saylada magaalada...

Luuqadaha Adduunka ka Dabar Go’ay W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
Maxaa keena in ay Luuqadu Dhimato? Xeel-dheerayaasha afafku sababo badan ayey ku sheegaan inuu afku u dhinto, balse waxa jira sababo waaweyn oo keena inuu...

Fariintii Quruxda Badnayd – W.Q. Dr Ahmed Abdurahman

0
Waa maalin khamiis ah shaqadana waxaad moodaa inay kabadan tahay intii uu qaban jiray mustafe shantii casho ee ka horeeyay wuxuu ushaqaynayaa si aan...

Shacabka Reer Somaliland ha is Garab Taagaan Shirkada Dahabshiil iyo Somtel

0
Tan iyo intii xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi talada dalka iyo hoggaamintiisa qabatay,  tallaabooyin dhawr ah ayaa loo qaaday dhinaca xakamaynta sicir-bararka. Waxa ka...

Somaliland iyo Hogaamiye Dan Guud

0
Asalaamu calaykum wa raxmatulahi wa barakaatuhu, Salaan ka dib, waxaan ka daawaday TVga maalin dhaw bishu markay ahayd October 17 sida fiican ee loo soo...

Garaha Soomaalida Iyo Qaybahooda – W.Q. Cali Cabdi Coomay

0
Guud ahaan waxa ay u kala baxayaan laba qaybood: Gar xeer-beegti Gar cadaawe Gar xeer-beegti: waa waxay u kala u kala baxaysaa afar. Duco...

Guddoomiye Baashe Ceebee Kursigiisii iyo Xildhibaannadii u Codeeyeyba – W.Q. A.A. Omar (Wayab)

0
Baashe waxa uu iska tuuray haadaan aan ka soo noqosho lahayn, kadib markuu si indho la’aan ah u dhex galay shabakaddii xuubka caarada ee ...

Waa Maxay Waxbarashadu? W/Q: Baxsane xirsi yaasiin (Nation)

0
Markasta oo la damco in la higsado hormar waxaa haboon in la isla qiro wadada kaliya ee lagu gaari karo horumarka loo hanuun in...

Eray bixinta Xadiiska ‘Musdalaxul Xadiis’ Q. 3aad, (WQ: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub)

0
Xadiiska saxeexa ah maxaa lagu gartaa? Sanad: silsilad ahaan waa in uu xidhidhsan yahay, qof kasta qofka uu ka warinayo ugu yaraan waa in ay...