Gorfayn buugga ”Taariikhda Soomaalida – Xogogaalnimo u badan”

0
Waxa Qoray Ibraahin-hawd Gorfayn buugga ”Taariikhda Soomaalida – Xogogaalnimo u badan” Jaamac Maxamed Qaalib HudHud books 2019 Gorfeynta buugaagta iyo guud ahaan arrimaha dhaqanku waa xilka saxaafadda, ujeeddooyinka...

Xaalada Burco ee Covid19 waxay maraysaa halkii ugu xumayd

0
Xaalada Burco ee Covid19 waxay maraysaa halkii ugu xumayd ee abid uu gaadho. Waxa isasoo taraya dadka udhimanaya Xanuunkan, Todobaadkii udanbeeyay waxa caado noqotay In aan...

Maxay Kaga Duwanayd Kuwii Hore Khudbadii Maxaweyne Biixi

0
Maxay Kagas Duwanayd Kuwii Hore Khudbadii Maxaweyne Biixi 8 bisha ayuu madaxweynuhu hortagay labada Golle. Guurtida, iyo Wakiilada, isaga halkaa ka jeediyay Khudbad sanadeedkii dastuuriga...

Arrimaha Caafimaadka: Hepatitis B (Joonis Cad)

0
Arrimaha Caafimaadka: Hepatitis B (Joonis Cad) Waa mar kale iyo qormooyinkii caafimaad ee taxanaha ahaa oo aynu maanta ku faaqidayno cudurka Hepatitis B. Cudurka hepatitis B...

Afartan-guuradii Qoraalka Farsoomaalida:

0
Afartan-guuradii Qoraalka Farsoomaalida: Casuumaddii Madaxweynaha, Muuqaalkii Magaalada, Kala-maankii Ergada, Heestii Maalmahaas iyo Midh La Igu Aqoonsan Jiray. Qormada 3aad: Xasuus iyo Maangodol kala geddisan +...

Booqashooyinkii Madaxweynayaashii Somaliland Soo Maray

0
Inta aan xusuusan ahay, Cabdiraxmaan-Tuur wax uu booqasho rasmi ah ku tagay Ingiriiska oo si weyn loo ga soo dhoweeyay, sidoo kale dalka Imaaraadka...

HAB-RAACA MUSHARRIXIINTA.

0
HAB-RAACA MUSHARRIXIINTA. Waxaa muuqata sababta Mudanayaasha Golayaasha Deegaanka ee Degmooyinka ay u badan yihiin dad aan ku habnoonayn, xi-kas ahayn ama aan karti maamul lahayni...

Mustaqbalka Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland: Shalay iyo Maanta UDUB IYO KULMIYE.

0
Mustaqbalka Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland: Shalay iyo Maanta UDUB IYO KULMIYE. Waxa qoray, Nuuradiin Diini Doorka siyaasadda ee Arrimaha Dibedda Somaliland, hoos u dhaca ku yimid...

Xirfadlihii Maroodi Jeex Garan Weyday, Ee Reer Oodweyne Maamuseen

0
Xirfadlihii Maroodi Jeex Garan Weyday, Ee Reer Oodweyne Maamuseen Tababaraha ruug cadaaga ah ee Koobka ku hoggaamiyey Xulka Kubadda Cagta ee Daad-madheedh Maxamed Diridhaba, ayaa...

Cambaareyn Xooggan Oo Ka Dhalatay Xadiis Ay Si Khaldan U Adeegsatay Fanaanada Caanka Ka...

0
Cambaareyn xooggan ayaa ka dhalatay kadib markii fanaanadda caanka ka ah Mareykanka iyo caalamka ee Rihanna ay Xadiis ka mid ah kuwa laga weriyey...