Somaliland oo ka Qeyb-galaysa Shir Dalalka Islaamka Uga Furmaya Dalka Malaysia

0
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shirre iyo Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa Arbacadda maanta ka qeyb-galaya shir...

Shirkadda Dahabshiil Oo Beenisay Eedaymo Puntland U Jeedisay

0
Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa  beenisay isla markaana waxba kamajiraan ku tilmaantay eedo Puntland u jeedisay. Maamulaha shirkadda DAHABSHIIL ee Bosaso Yaasiin Beel-daaje ayaa jawaab cad ka...

“Farsamo Kasta Oo Aanu Dadka Kaga Helayno Lacag Aanu Doorashada Ku Galno Waanu Samaynaynaa”...

0
Wasiirka Xanaanada xoolaha Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay kulan uu guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi la lahaa jaaliyadda ingiriiska oo lagu...

Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Ayaa Raali Gelin Siiyay Shirkada Hass Petrolium

0
Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa raali gelin siiyay shirkadda Hass ee shidaalka oo uu maalinti shalay ku eedeeyay in ay maalgeliso Jabhadda SSC...

DAAWO: “Faysal Waxa Uu Jabuuti Kula Kulmay Wasiiro ISAAQ Ah Oo Ka Tirsan Dawladda...

0
Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ee UCID muj. Cali Curay waxaa uu ka hadley digniin ay maanta gudida diwaangalinta Ururada siyaasigu u kala...

Wasiir Xassan Gaafaadhi Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Boqor Buurmadow

0
Wasiir Xassan Gaafaadhi Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Boqor Buurmadow

Cali Khaliif oo ku Gacan-saydhay Soojeedin ka Dhan ah Wada-hadalka u Socda Somaliland

0
Hoggaamiyaha maamulka khaatumo Cali Khaliif  Galaydh oo ay weheliyeen Masuuliiyiinta sar-sare ee  maamulka Khaatumo, ayaa daboolka ka qaaday   inaanay marnaba hakinaynin  wada-hadalkii ay kula...

Akhri Farqiga U Dhexeeya Labadii Khubad-sannadeed Ee Ay BIIXI Iyo FARMAAJO Ka Jeediyeen Golleyaasha...

0
Khudbad Sannadeedka Dastuuriga ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi 24 March 2019 Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh, Mudanayaal, Maanta oo ay Xukuumaddu xilka haysay...

Somaliland: Istiqaalladda Mas’uul Kale Oo Ku Soo Biiray Xubnaha Xil-diidka WADDANI, Kalsoonidiina Kala noqday...

0
Guddoomiye Ku Xigeenkii Ahna Kusimihii Guddoomiyaha Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Oo Xalay Ku Dhawaaqday Istiqaalladeeda Guddoomiye ku xigeenkii garabka dhalinyarada heer qaran ee...