Somaliland: Xildhibaan Xukuumadda Ku Canaantay Madaxda Dhaqanka Ee Ay U Diiday Gurmadka Dirirta Ceel-afweyn

Guddoomiyaha Guddida Deegaanka iyo Khayraadka ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in wax...

Somaliland: Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Muddaysay Wakhtiga Ay Ku Dhawaaqayaan Go’aanka Ay Kasoo...

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa qoraal ay soo saartay ku cayintay wakhtiga kama danbaysta ah ee ay ku dhawaaqayaan go’aanka laga gaadhay khilafka ragaadiyay...
video

Somaliland: Wasiirka Madax-tooyada Oo Ka Waramay Faa’iidada Iyo Horumarka Uu Heshiiska Dp-World U Leeyahay...

“Waxaanu Shirkadda DP World wada Galnay Heshiis Weyn oo Qiimo leh oo Qaranka Somaliland Horumarkiisa Saamayn Weyn ku leh.” Wasiirka Madaxtooyada JSL Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada...
video

Somaliland: Af-hayeenka Madax-tooyada JSl Oo Ka Hadlay Heshiiska Maal-gellinta Dekedda Berbera Kana Jawaabay Su’aalo...

Af-hayeenka Madax-tooyada JSl Oo Ka Hadlay Heshiiska Maal-gellinta Dekedda Berbera Kana Jawaabay Su’aalo Doora ah  

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay Xafladda Furitaanka Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Macdanta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka qaybgalay xadhigana ka jaray dhismaha wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, dhismahaas oo noqday dhismihii...

Somaliland: “Madaxweynaha Axmed Siilaanyo Badalaaya Illahay Ayaa Og, Innagu Odhan Mayno Kaas Weeye”. Xaji...

Xildhibaan Xaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ah Xildhibaanka ugu da’da weyn labada gole Baarlamaan, ayaa ku dar-daaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa inay...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Maanta Magacaabay Xilal Cusub.

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) wuxu maanta magacaabay laba xil oo kala ah. 1.Hoggaanka Maaliyadda ee Garabka Dhallinyarada Heer-Qaran...

Somalia: “Waxaanu Iska Difaacnay Weerar Ay Xalay Ciidammo Mareykan Ah Nagu Soo Qaadeen” Kooxda...

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay iska difaacday weerar ay kusoo qaadeen ciidamo Mareykan ah oo xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Toora-tooroow ee gobolka Shabeellada...

Somalia Dawladda Kenya Oo Aan Saaka Qaad U Dhoofin Waddanka Maamulka Muqdisho.

Dalka Kenya gebi ahaanba kama aysan duulin diyaaradihii Soomaaliya geyn jiray qaadka kaddib markii dowladda Soomaaliya ay si ku meel gaar ah ku hakisay...

Somaliland: Baaq Nabadeed Ee Siyaasi Talyanle U Diray Ceel-Afweyn

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Talyanle), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay xaalada ka taagan Deeganaada Waqooyiga Maroodijeex ee keentay...

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

video

“Wixii Deeq Soomaaliya La Siinayo inagu Shaqo Kuma Lihin” Ex Wasiir Maxamed Xaashi Cilmi

"Wixii Deeq Soomaaliya La Siinayo inagu Shaqo Kuma Lihin" Ex Wasiir Maxamed Xaashi Cilmi

Ma Dhabbaa In Wasiir Faratoon Uu Iscasilaad U Gudbiyay Madaxweyne Biixi??

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayaa sheegay in aanu iscasilayn, waxaanu beeniyay warar sheegaya in uu gudbiyay warqadda iscasilaadda. Wargeyska Geeska...
video

“Doorasho Madaxweyne Oo Wakhtigeedii Ka Soo Hor-martay Ayaano Qabanaynaa Haddii…” Faysal Cali Waraabe Oo...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in haddii doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland la qaban waayo, in taasi bedelkeeda la qaban...