Madaxtooyada Oo Faahfaahin Ka Bixisay Dib-u-dhac Sababaysan Oo Ku Yimi Shirkii Tuxaan Bixinta Gobollada...

0
Madaxtooyada Somaliland, ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay halka uu ku dambeeyey shir uu madaxweyne Siilaanyo hore u iclaamiyey ee waxgaradka deegaanada Bariga...

Haweenay Miisaan Ku Lahayd Xisbiga WADDANI Oo Iscasishay, Guddoomiye Cirro-na Ku Eedaysay Inuu Xisbiga...

0
“Xisbigii WADDANI maanta waxa ku bahoobay dillaaliin, kuwaas oo mid waliba gacanta u dhiibayo guddoomiye Cirro oo midkood leeyahay waxan jecelahay inaan xisbiga WADDANI...

“Culimadu Waxay Leeyihiin, Ninku Afar Bilood Xaaskiisa Kama Maqnaan Karo, Si Loo Badbaadiyo Akhlaaqda...

0
“Rasuulku Wuxuu Yidhi Kii Ehelkiisa Isku Barbar Taaga Waa Reerkayagii, Waa Sidii Nin…” Sheekh Aadan-Siiro Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), oo Khudbadaha Jimcaha...

Gantaal nooca riddada dheer Ah Oo Lagu weeraray magaalada barakeysan ee Makka

0
Dowladda Sucuudiga ayaa ku eedeeysay fallaagada Xuutiyiinta ee dalkaasi Yemen in ay gantaal kuwa ridada dheer ah u soo rideen dhanka magaalada barakeysan ee...

“Anigu Laba Jeer Baan Dhacay, Haddana Waanigaa Soo Taagan Oo Isma Dhiibayo, Waayo Waxaan...

0
“ Himillada Waa Loo Kacaa Kufaa  Laakiin dadkeenu  Dhabar Adayga Ma yaqaanno laakiin Aniga Uun Wax Ku Qaata waayo Waxaan U Imi Inaan ...

Madaxweynaha Somaliland oo Ku Dhawaaqay Xaalad Abaareed Oo ka Taagan Bariga Dalka

0
Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa baaq qaylo-dhaan ah ka soo saaray xaaladda abaareed ee ka taagan gobollada Bariga dalka, kuwaasi...

Masuuliyiin Dacwad ka Dhan ah Shirkii Golaha Dhexe WADDANI u Gudbinaya Guddida Diiwaan-gelinta

0
Garabka toosinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa sheegay in ay dacwad u gudbin doonaan guddida diiwaan-galinta ururrada siyaasada iyo ansixinta axsaabta qaranka, dacwadaasi...

Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ku Tagaya Waddanka Itoobiya.

0
Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar ku tagaya dalka Itoobiya. Ma jiro wax war ah oo ay xukuumadu ka soo saartay socdaalka Madaxweynaha, laakiin warar...

Siciid Cilmi Rooble Oo Shaaciyey Inuu Ku Biirayo Garabka Axmed M. Seed, Xubnaha Xirsi...

0
“Imika xisbiga baqdinta leh ee abrisku soo galay waa WADDANI, KULMIYE baqdin maleh oo isagu  wuu soo dhamaysay,waanan teegeersanahay garabkaas, waayo waa dadkii aanu...

Nuxurka Socdaal Qarsoodi ah Oo Xubnaha Guddida Talo iyo Tawfiiq Ugu Baxeen Magaalada Borama...

0
Suldaan Dhawal oo Xubnaha Guddida Talo Iyo Tawfiiq u Sheegay Inaanu Wax Gorgortan ah Kala geli doonin Godobta Beeshiisu Katirsanayo Guddoomiye Cirro Guddida Talo Iyo...