“Ninka Askariga Caayayaa Waxa Uu Askarigu Yahay Baanu Garanayn Oo Wixii Aynu Soo Marnay...

0
Wasiirka wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Shucayb Maxamed Muuse, ayaa difaacay qiimaha iyo milgaha uu qaranka iyo bulshada dhexdeedaba ku leeyahay askarigu oo dhawaanahan rag...

Muran Xagga Shaqada Ah Oo Ka Taagan Wasaarad Ay Ka Hawlgalaan Shan Mas’uul Oo...

0
“Aniga Waxa La Ii Magacaabay Inaan Ahaado Agaasimaha Guud Ee Maamulka Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Gobollada Iyo Dawladaha Hoose, Agaasimaha Guud Ee La Magacaabayna...

Maareeyaha Cusub Ee Wakaallada Biyaha Berbera Oo Magacaabistiisu Ay Luqmatu-xajar Ku Noqotay Maamulka Saaxil...

0
Wasiirka Biyaha Oo Damqay Boogo Musuq-maasuq Oo U Dhexeeyey Maayarka Berbera Iyo Maareeyihii Uu Xilka Ka Qaaday Ee Wakaallada Biyaha+ Maamulka Gobolka Saaxil oo...

Ku-Simaha Madaxweynaha Oo Farta Ku Fiiqay Halka Laga Qaniinay Xisbiga WADDANI Iyo Isha Ay...

0
Waxaa Uu Eedo Culus U Jeediyey  Kooxdii Xirsi Hoggaaminayey ee WADDANI Ku Caariday  “Xisbiga WADDANI Wuu Fashilmay Wuxuuna Ku Fashilmay Tallaabadiisii Koowaad Ee Uu Kusoo...

Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Kuna Abtirsada Xisbiga Kulmiye Oo Ku Baaqay...

0
Xildhibaan Xassan Cawaale Caynaan oo ka tirsan mudanaayaasha  golaha wakiilada isla markaana ku abtirsada xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye  oo maanta warbaahinta la hadley...

Akhriso Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra ,iisal Wasaaraha Dalka...

0
Madaxweynaha  Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa 29. 10.2016 kulan la qaatay Raiisal Wasaaraha Dalka Itoobiya mudane Hailemariam Desalegn waxayna ka wada hadleen...

DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Warar Sheegaya In La Xaday Sanduuqyadii Diwaangalinta

0
Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay warar ay warbaahinta qaar daabacday oo sheegayay in la xaday sanduuqdaydii diwaangalinta...

Siyaasiga Cabdiqaadir Obsiiye Oo Musharraxiinta Xisbiyada Ku Marti-qaadaya Kulan Ay Bulshada Ugu Soo Bandhigaan...

0
Siyaasiga Cabdiqaadir Cali Obsiiye, ayaa Musharraxiinta Madaxweyne ee Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ugu baaqay inay kala soo qayb-galaan kulan uu isagu Marti-qaadkiisa leeyahay,...

Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde Iyo Hogaamiyaha Xisbigaasi Mr. Xirsi Oo Fariin U...

0
Gudoomiyaha   xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde iyo hogaamiyaha xisbigaasi muddane Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa ay farin u...

Af-hayeen Deyr Oo Si Cadho Leh U Deedafeeyey Wasiirrada Shaqadiisa Gacan-togaalaynta Ku Haya, Si...

0
Xuseen Deyr Oo Si Dadban Cadho Uga Muujiyey Wasiirro Shaqadiisa u Gacan dhaafa isaga oo xaadir ah “Madaxweynuhu hal degreeto ayuu ku magacaabay hal afhayeen,...