Madaxweyne Biixi Oo Dhiirrigaliyay Dufcaddii Ugu Horraysay Kulliyadda Tababarka Macallimiinta Qaranka Eedo Culusna Usoo...

0
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalin-jabiyeen 400 (Afar boqol) oo macallin oo...

Daawo: Wasaarada Warfaafinta Oo Beenisay Warar Laga Baahiyay Kana Hadlay Wariyaal Xaalad Caafimaad U...

0
Wasaarada Warfaafinta Oo Beenisay Warar Laga Baahiyay Kana Hadlay Wariyaal Xaalad Caafimaad U Yaal Cusbitaalka Hargeysa

Somaliland: Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Kulan Ay La Yeesheen Guddoomiyaha...

0
Masuuliyiinta saddexda xisbi qaran ayaa ka warbixiyay ujeedada uu daranaa kulan ay maanta la yeesheen guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland.  

Ahmiyadda Siyaasadeed ee uu Somaliland u Yeelanayo Saldhiga Millatari ee UAE ka Furanayo Berbera

0
Marka dawladda Somaliland tallaabo hore u qaadaba, waxa soo baxaya dagaalo siyaasiya oo nashqadiisa ay leeyihiin cadowga dalkan la jecel inaanu horumar lagu tanaado...
Wakiilka Somaliland ee Denmark oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa

Wakiilka Somaliland ee Denmark oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa

0
Wakiilka dawladda Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Denmark Muuse Sheekh Muxumud Case, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda Hargeysa. Ambassador Muuse oo ka...

Dahabshiil Daryeelaha iyo Daneeyaha Danta Shacabka!

0
Shirkada Dhahabshiil oo uu aasaasay Mudane Maxamed Siciid Ducaale sannadkii 1970 ujeedada ka dambaysayna ay ahayd arimo sida ganacsiga ah hase ahaatee waxaa markiiba...
Somaliland: Madaxweyne Silaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo Dalka dib ugu Soo laabtay

Madaxweyne SIILAANYO Oo Miishaar Afweyn Ku Kala Haadinaya Xukuumadiisa, Wasiiro Cabsi Daris La Noqdey...

0
Wasiiro Iyo Agaasimayaal Guud Oo Macasalaameynaya Xukuumadda SIILAANYO Iyo Xubno Bedel U noqonaya Oo Darka Tuban Madaxweyne siilaanyo ayaa isku shaandhayn balaadhan ku kala haadineyna...

Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Jamhuuriyadda Somaliland,...

Somaliland : Imtixaan 10-maddo iyo Hal maalina oo saaka loo Fadhiistay

0
Tiro ku dhaw 11,000 kun, oo arday ayaa saaka ufadhiistay imtixaanaadka dugsiyada sare ee Somaliland. Maanta ayuu daah furmay imtixaanaadku isla maantana waa lasoo afmeerayaa. Safmarka...