Mujaahid Xasan Guure Oo Dhaliishii Ugu Cuslayd U Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Fartana Ku Fiiqay Musuqmaasuq Iyo Qaraabo-kiil Xadhkaha Goostay Oo Maamulka Xulay

Mujaahid Xasan Guure Oo Dhaliishii Ugu Cuslayd U Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Fartana Ku...

0
“Madaxweynuhu markii uu xukunka la wareegay  Rayaale Cawil-kan maanta  la-taliyaha u ah  wuxuu yidhi $138 Milyan  baa ku maqan, waxaana loo saaray guddi, go’aankii...
Cali Khaliif Oo Buuhoodle Ku Laabtay, Kana Gaabsaday ku Yimi Wada-hadalladii Xukuumadda Somaliland Iyo Maamulkiisu U Ballansanaayeen

Cali Khaliif Oo Buuhoodle Ku Laabtay, Kana Gaabsaday ku Yimi Wada-hadalladii Xukuumadda Somaliland Iyo...

0
Qabyo waa halkeedii, laakiin hawlihii Khaatumo oo wada-hadallada Somaliland kow ka tahay, ayaanu ugu maqnayn, magaalada Addisa Ababa ayaanu muddo joognay oo aanu madaxda...

Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In Guddi 5 Xubnood Ahi Wada Hadalo La Furayaan...

0
-Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood oo wada hadalo la furi doonta xisbiyada Waddani iyo KULMIYE. Jamaal, ayaa qoraal...
Qeylo-dhaantii Abaaraha ee Madaxweyne Siilaanyo: Bayaan u Baahan in Deg-deg looga Soo Jawaabo

Qeylo-dhaantii Abaaraha ee Madaxweyne Siilaanyo: Bayaan u Baahan in Deg-deg looga Soo Jawaabo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo guntiga u xidhay sidii uu u samato-bixin lahaa hal malyan iyo badh qof oo abaarta...
Madaxweynaha Somaliland oo Safar Abaaraha la Xidhiidha ugu Baxaya Gobollada bari

Madaxweynaha Somaliland oo Safar Abaaraha la Xidhiidha ugu Baxaya Gobollada bari

0
Guddoomiyeyaasha Sanaag & Togdheer oo ka hadlay Xaaladda abaarta ee ka taagan Gobolladooda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti xukuumadda iyo...

Suld. Dhawal Oo Guddi Gaar Ah U Xilsaaray Halka Ay Taageerayaasha Axmed Muumin Seed...

0
Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal oo kamid ah salaaadiinta ugu miisaanka weyn gobolka Awdal, isla-markaana si gaar ah u taageera guddoomiyaha garabka Toosinta iyo Caddaaladda...

Urur Ay Ku Bahoobeen Ganacsatada Bakhaarleyda Somaliland Oo Lagaga Dhawaaqay Hargeysa

0
Urur ay ku bahoobeen ganacsatada bakhaarleyda dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa. Xaflad balaadhan oo lagu daahfuray ururka cusub ee ganacsatada kala duwan...
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Xadhigga Nin Ugaasnimo Sheegtay Oo Xisbiga WADDANI Buun Buuniyey

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Xadhigga Nin Ugaasnimo Sheegtay Oo Xisbiga WADDANI Buun Buuniyey

1
Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka hadashay xadhig dhawaan lagula kacay muwaadin kasoo jeeda gobolka Togdheer, laguna magacaabo Cabdiraxmaan Diiriye Xaaji Ibraahim oo...
“Ma Garanayo Wax Aan Siyaasaddii Dibedda Kaga Warramo, Waxan U Malaynayaa Inay Shandadda Yar Ee Sacad Ku Jirto”

“Ma Garanayo Wax Aan Siyaasaddii Dibedda Kaga Warramo, Waxan U Malaynayaa Inay Shandadda Yar...

0
Guddoomiyaha guddida arrimaha dibadda iyo is-kaashiga caalamiga ah ee golaha wakiilladda Somalilad xildhibaan Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe, ayaa eedo kulul oo la xidhiidha habsami-u-socodka...