“Kaydka Xisbigii UDUB Wuu Dhammaaday….” Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Aan Cidina Buuxinayn...

0
Guddoomiyaha golaha Wakiilada Soamliland ayaa sheegay in aan Cidina buuxinayn xubinimadii uu ka geeriyooday alle ha u naxriistee xildhibaan Cali Aareeye, oo todobaadkan ku...
Shirwaynihii 1aad Ee Xirfadlayaasha Maaraynta Magaallooyinka Oo Ka Qabsoomay Magaalada Hargeysa

Shirwaynihii 1aad Ee Xirfadlayaasha Maaraynta Magaallooyinka Oo Ka Qabsoomay Magaalada Hargeysa

0
(SOMALILAND URBAN MANAGEMENT PROFESSIONALS) (SUMPRO) Shirweynihii ugu horeeyey ee Ururka Xirfadlayaasha Maaraynta Magaalooyinka ee Somaliland,(SUMPRO), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay, 17-November-2016, ku qabsaday caasimadda Hargeysa...

Wakhtiga Uu Furmaayo Shirka Beelaha Garxajis Iyo Habar-Jeclo Oo La Shaaciyey

0
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey in beesha Habar Jeclo ay gogol u fidisay beesha Garxaajis oo...

Somaliland: Guddoomiyaha UCID Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Iyo...

0
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay Madaxweyne ku Xigeenkii hore ee Puntlnd Mudane C/samad Cali Shire . Waxaana...

Somaliland: Gudoomiye Cirro Oo Baaq Nabadeed U Direy Laba Beelood Oo Maanta Diriri Ku...

0
Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa fariin baaq nabadeed ah u direy laba beelood oo mar...

“Komishanku Wuxuu Caddeynayaa in Aanay Jirin wax Xog ah oo Laga Xaday ama la...

0
Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa beeniyay war uu Sabtidii toddobaadkan baahiyay wargeyska FOORE, oo sheegayay in la xaday ama la waayay xogtii diiwaangelinta codbixiyeyaasha...

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Sheegay In Marar Dastuurka La Garab Maro Oo Indhaha laga...

0
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka hadlay ahmiyadda uu Dastuurku u leeyahay Dalka. Cabdiraxmaan Saylici oo shalay khudbad ka jeediyey barnaamij...

Hadii Cid Lagu Calaamadinayo Qabyaalad, Kala Furfur Iyo Kala Qaybin, Waxaannu Leenahay Xisbiyada Mucaaridka...

0
Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasiirka Deegaanka iyo horumarinta reer miiga, Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Bandare,  ayaa maanta gaadhi ku...