Shirkada Dahabshiil oo Mucaawimo iyo Adeegyada Casriga Ah ee Shirkada Ugu Deeqday 3000 Qoys...

Shirkada Dahabshiil ayaa sheegtay inay ku darsatay gurmadka fatahaada Mucaawimo kala duwan oo ay ugu talo gashay illaayo 3000 oo qoys, Maamulaha shirkadaasi Dahabshiil...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Guddiga Doorashooyinka Ku Canaantay Kala Saarid La’aanta Laba Xubnood Oo Ku...

Hargeysa (Hubaal) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay muranka ka taagan Cidda buuxinaysa Kursi ka...
video

Shirkadda Dahabshiil Oo Abaalmarino Guddoonsiisay Macaamiisheedda Magaaladda Dublin Ee Dalka Ireland

Shirkadda Dahabshiil Oo Abaalmarino Guddoonsiisay Macaamiisheedda Magaaladda Dublin Ee Dalka Ireland Dublin (): Shirkadda caalamiga ah ee Dahabshiil ayaa macaamiisheedda wadanka Ireland gaar ahaana caasimadda ...

Xisbiga KULMIYE Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Deel-qaaf ah oo uu Guddoomiyaha WADDANI...

Hoggaanka xisbiga midnimada iyo horumarka Somaliland ee KULMIYE, ayaa si kulul uga jawaabay eedo uu guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed...
video

Dawladda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay Xabsiga u Dhigtay Buurmadow Iyo Qoddobada Ay...

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Shaaciyey Eedaha Loo Haysto+Digniin Ay U Dirtay Madaxda dhaqanka ee Dhigiisa Ah

Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil oo ugu Ballanqaaday war farxad galinayaa Dhallinyarada iyo Haweenka

Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, oo ka qayb galay daahfurka mashruuc cusub oo loogu fududaynayo macaamiisha amaah- bixinta oo ay...

Maamulaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Group Oo Dhiiri Galiyey In La Kob-ciyo Qoraalka Iyo...

Maamulaha Guud ee shirkada Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale oo bulshada ku dhiiri galiyey sidii kor loogu qaadi lahaa qoraalada wax tarka u...

“Waddani-yoow Beenta aad Samayseen ha Rumaysannina” Jaamac Shabeel

Xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo sheegay in ay...

Golaha Wakiillada oo Dood adag ka Yeeshay Xeerka Goleyaasha Deegaanka

Mudaneyaasha golaha wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dood adag ka yeeshay Xeer-nidaamiyaha goleyaasha deegaanka ee degmooyinka dalka iyo qaabka xil ka qaadista maayarada iyo ku-xigeenadooda. Xeerkan...

Muwaadin ka Cawday Xeer Ilaalinta oo Farriin u Diray Madaxweynaha

Maxamuud Daahir Geele oo ah muwaadin reer Somaliland ah ayaa cabasho weyn ka muujiyay guri uu sheegay in uu isagu lahaa oo uu ka...

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

Mas’uuliyiinta wasaaradda maaliyadda oo ay dul-hogganayso fadeexad la xidhiidha oddorska miisaaniyad-sannadeedka 2018 oo wax-ka-beddel...

“Wasiirka Maaliyadda iyo Madaxweyne Toona Awood uma laha inay beddelaan Miisaaniyadda Golaha Wakiilladu Ansixiyey ee Sharciga noqotay…” Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan...
video

“Talaabadani Waxay Kow ka Tahay Amarkii Madaxweynahu Nagu Siiyay Ka Dawlad Hoose Ahaan Inaanu...

Dawladda Hoose Oo Shalay Ku Waabariisatay Hawlgal Ay Ku Rarayso Dadka Degan Dhaamka Qudhac-Dheer Ee Magaaladda Hargeysa  Magaca Hal Qof Oo Ku Dhaawacmay Hawlgalkaasi Shalay...