Authors Posts by admin

admin

1937 POSTS 0 COMMENTS

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

“Madaxweyne Muuse Biixi Waxaa Ka Muuqatay Khudbadiisi 18- May Nuglaansho Walaac Leh ..” Muniir...

Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan Xisbiga WADDANI ayaa faqidaad ku sameeyay khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka jeediyay Munaasibada 18 May. Qoraal uu...
video

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Ciidamadda Samaynta Ciidamadda Badda Cas Oo Aanay Somaliland Door...

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay ciidamadda loo samaynaayo gacanka badda cas Oo aanay Somaliland door ku lahayn https://youtu.be/2Yhb2Y9MJnc
video

Magaaladda Burco Oo Hay’adaha Dawladdu Ku Kaliyaysteen Xuska 18-ka May

Magaaladda Burco oo ah goobtii lagaga dhawaaqay gooni isutaaga Somaliland ayaan sannadkan looga xusin sidii ay ahaan jirtay waxaana ku kaliyaystay laamaha Dawladda ee...
video

DAAWO: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Xuska 18 May Uu Ka Jeediyay.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xuska 18 May oo maanta Somaliland looga dabaal Deg ay wuxuu ka jeediyay khudbad dheer oo uu arrimo kala...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Bulshada Gobolka Awdal Kala Qayb Galay Xuska 18 May.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo xubno ka tirsan Golaha Wasaaradda ayaa bulshada ku dhaqan Gobolka Awdal kala qayb galay Munaasibada xuska 18 https://youtu.be/gqOq5v4yhg4