Deg Deg :- Gudoomiye Ciro Oo Madaxweyne Biixi Ugu Maah Maahey Kulankii Wasiirada Somaliya

0
624

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta yimid xarunta baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley kulankii uu madaxweyne Biixi dalka Sucuudiga kula yeeshay wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Farmaajo

Gudoomiye Ciro oo arintaasi ka Hadley ayaa waxaa uu si kooban ugu maah maahey madaxweyne Muuse Biixi “Soomalidu Waxay Tidhaahdaa Inaad Saamo Jiidiyo Sanqadh Tirasho Kala Da,aa Markaas Waxay Ila Tahay Way Cadahay Wax Waliba…“ Ayuu Yidhi Gudoomiye Ciro

Dhinaca Kale Ciro Waxuu uu nasiib daro ku timaamay in ficiladii madaxweyne Biixi dadka ku caayi jiray in uu maanta isagu sameyo