Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo guddoomiyaha ku-meelgaadhka ah ee xisbigaasi Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa dhaliilo u soo jeediyay xukuumadda KULMIYE iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,