Nin Falastiini Ah Oo Ku Dhintay Xabsi Ku Yaalla Gudaha Israa’iil

0
488

Nin Falastiini ah oo ku xidhnaa xabsi ku yaalla Israa’iil ayaa dhintay kadib muddo bilo ah oo ka soo wareegtay.

Naasir Taqatqa, oo 31 jir ahaa ayaa la ciidanka amniga Israa’iil xidheen bishii June kadib markii ay kala baxeen gurigiisa oo ku yaalla xaafada Beit Fajjar ee dhaca daanta Galbeed.

Ehelka ninkaan ayaa sheegay in lagu xidhay xabsiga Jalameh, oo muddo laba toddobaad ah uu ku xidhnaa jirdilna loogu geystay.

Ciidanka Amniga Israa’iil ayaa aalaaba tacadi iyo dil u geysta shacabka Falastiin ee ku sugan daanta galbeed iyo magaalada Gaza.