Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Galabta Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal Iyo Qaabka Loogu Soo Dhaweeyey Boorama

0
113

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa galabta safar shaqo ugu baxay gobolka Awdal, iyadoo si balaadhan loogu Soo dhaweeyey duleedka magaalada Boorama.

Comments

comments