Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaa uu shacabka uga digay inay ka digtoonaadan Page Facebook ah oo ku qoran tahay magaca Ciidanka Police Somaliland   ,  Kaas oo uu taliyuhu sheegay inuu yahay mid been abuur ah isla markaana ciidanka Boolisku baadhis iyo dabo gal ku wadaan