Gudoomiyaha xisbiga UCID Oo Wareysi siiyey Telefishanka  BBCSOMALI ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey ujeedka wafti ka socda xisbiga Kulmiye iyo UCID ay u tageen magaalada Nairobi

Faysal ayaa sheegay in dalalka beesha caalamka ay ka saxayaan arimo khaldan oo uu sheegay in uu gudoomiye Ciro hore ugu sheegay