Magaaladda Burco oo ah goobtii lagaga dhawaaqay gooni isutaaga Somaliland ayaan sannadkan looga xusin sidii ay ahaan jirtay waxaana ku kaliyaystay laamaha Dawladda ee Gobolka iyo xubno Wasiiro Ah Oo Hargaysa ka yimi .