Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa waxaa ay maxkamadaha dalka  ku eedeysay in ay damiin ku sii daayeen 6 qof oo arimo musuq maasuq lagu eedeeyey , arintaasi oo ay xeer ilaalintu ku tilmaantey sharci jabin

Ragan la sii daayey ayaa waxaa ay ku eedeysan yahiin inay lacag ka dhaceen bangiga dhexe ee magaalada Berbera