Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta xadhiga ka jaray saddex wiish oo cusub oo dekada Berbera lagu soo kordhiyey ayaa waxaa uu  madaxweynuhu amaaney horumar uu sheegay in dekada Berbera ku talaabsatey