Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle, ayaa toddobaadkan yeeshay kulan kusoo dhammaadey is-afgarad, sida uu xaqiijiyay afhayeenka ganacsade Axmed Cismaan Geelle.

Kulanka ayaa waxaa dhex-dhexaadinayay ganacsato kale oo reer Somaliland,