Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay dib ugu soo celisay gaadhigii ay lahayeen ilaalada Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo direys Ciidan oo saarnaa kadib markii ay dhawr maalmood ka hor ay wiish ku qaadateen,