Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Arab ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen xiisadda u dhaxeysa Ganacsade Axmed Cismaan iyo Dawladda Jabuuti, waxaana ay cuqaashu ay taageero u muujiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay Salaadiinta Beesha Arab,