Shirkada Xawilaadaha Lacaga Ee Dahabshiil aya U Furtay Toba-Bar Heer Sare Ah Gaar Ahan Shaqaalaha Ka Hawl Gala Dalka Kenya

Toba-Barakana Oo Ah Sidi Ay Dadka ay Amaanada U Hayan Ay Hawlaha Ugu Xafdiyi Lahayan, Sido kalana Ay Shaqaalayaasho Ay Xasuusnaan Lahayan Is Bedelka Sharuucda Caalamiga Ah Iyo Ta Gudaha Dalka Kenya

 

Toba-Barakan Oo Ka Qabsoomay Magaalada Nairobi aya waxa bixinayey Macalimiin Kenyan Ah Waxanay Shaqaalaha Casharo Heer Calami ah Ka Siiyan Sidi ay shirkada Ku Ugu Qaadi lahayan Adeegyada Kale Dowan Ee Ay Bulshada U Hayan

Marku Soo Dhamaaday Toba-Barkani aya waxa sharaxad Ka Bixiyey waxa u ku sahabsana Toba-Barakani ay shirkado u qabatay shaqaalaha Kale Duwan Ee Ka Shaqaqayah Shirkadaasi, Deeq Cabdillahi Yaasiin Shaakir oo ka mid ah maamulka sare shirkadaasi iyo

Deeq Cabdillahi Yaasiin Shaakir aya waxa u yidhi ” Toba-Barakaaani waxa u ka Kooban waxa u aha Saddex Qaybood oo isku Jire Qaybta 1aad Waxana ahayd Secourty ahna qofka shaqaalaha ah waaqica u ku nool yahay inu la jaan qaado habka amaba xaalado sida ay tahay

Waxanan aragna Waxyaabo Faro badan oo had iyo jeer dhaca, meel had iyo jeer lagu hayo lacagan badan marka Dareenka Qofku waa inu ahaa mid soo jeeda waaqiciisa hadba qofka uu dirayo

Qaybta 2aad Costamer Amaba Soo Dhaweynta Qofka Macmiilka Ah Taaso macnaheedo ay Tahay Habka Qofka Macmiilka ah Loo Soo Dhaweynayo oo u loyer u ahado Company-ga Oo U La Jaan Qaado oo u mar-Walba U Helo Wajiyo Furan Oo U La Talaabsado

Qaybta 3aad Oo Ahayd Is Xusuusin Waxanay ahayad Sharuucda Caalamiga ah iyo kuwa localk ahba, sida uu xasuusan laha hadba sharucda jirta iyo habka is bedelka Shurocda aqoontiisa iyo waayo aragnimadaoo ku biirsan laha Hadba Sida uga Dabaqi laha Taasi oo sharcigu u ka dhigayo inu la Macaamula Qofka Costemar-ka ah Sidana Waxa Yidhi Deeq Cabdillahi Yaasiin Shaakir Oo Ka Mid aha Masuuliyiinta Shirkada Dahabshiil