Deg Deg: Yurub Geenyo Oo Hada Ka Soo Degi Doonta Caasimada Hargeysa Iyo Cafis Ay Ka Heshay Xukuumadda Siilaanyo Iyo Hees Ay Ka Qaadi Doonto Garoonka Dhexdiisa Iyo Xiddigaha Geeska Oo Ku Soo Dhaweyn Doona Dalka

0
1269
yurub geenyo
yurub geenyo

Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu cafis u sameeyey fanaanada Caanka ah ee
Yurub Geenyo oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku sugneed magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya

Fanaanada ayaa hore uga mid ahaan jirtay kooxda xidigaha Geeska oo ah koox faneed ka dhisan magaalada Hargeysa , balse markii danbe ka degtay magaalada Moqdisho ee caasimada Somaliya taas oo ay qaadey Heeso Badan oo ay ku aamenyso Moqdisho iyo dalka Somaliya .

Dadaalo Badan oo la sameeyey waxaa lagu guuleystay In cafis loo fidiyo Fanaanada Yurub Geenyo si ay Somaliland dib ugu soo laabato , waxaana la filayaa in saaka abaaro 10 suabax nimo ay fanaanadu ka soo degto garoonka diyaaradaha Hargeysa