Deg Deg: Guddoomiye Cirro Oo Saaka Socdaal Kaga Baxay Caasimada Hargeysa Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

0
882
guddoomiye cirro

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa waxaa uu saaka safar kaga anba baxay magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland

Waftiga uu Musharaxu hogaaminaayo ayaa waxaa ay ku jeedaan Magaalada Baligubadle ee xarunta gobalka Hawd halkaas oo la filaayo in xaflad balaadhan oo soo dhaweyn ah loogu sameeyo siyaasiyiin , xildhibaano iyo taageerayaal cusub oo ku soo biiray xisbga Waddani

Sidoo kale Musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaa la filayaa  in uu kulmo gooni gooni ah la qaadan doono madax dhaqameedka iyo wax garadka reer Baligubadle