Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xussen Aadan Cige Xussen Dayr ayaa waxaa uu ka Hadley kulan dhex maray wasiiro ka tirsan xukuumada Siilanyo iyo masuulyiinta shirkada DP World

Sidoo kale afhayeenka ayaa waxaaa uu ka Hadley dadkii dhawaan lagu laayey dalka Itoobiya ee Soomalida ahaa isla markaana waxaa uu hadalo hanjabaad ah uu hawda u Mariyey siyaasi Abiib Timacad