Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Dalka France Ee Caasimada Paris

0
1195

Shirkada Caalimga ah ee Dahbshiil Group aya waxa ay Xarun Cuusb Ka Furatay Dalka Qaarada Yurub Ee Dalka Farance Gaar Ahan Caasimada Dalka Paris Ee Loo Soo Gabsado Psj

Shirkada Diristaha Iyo Dhigashada Lacagaha Ee Dabshiil Aya Marki Ugu Horeysay Ka Furata Xafiis Caasimada Paris Ee Xarunta Dalka Farance, Kadib Marki Ay Aragatay Dadka Ka Soo Jeeda Qaarada Afrika, Kadib Marki Ay Aragtay 10kii Sano Ee Ugu Danbeeyey

Mabaarig Cali Khabaashe Oo Ah Mamaulaha Xarunta Cusub Ee Dalka Farance laga Hir Galiyey waxana Kulan Yaro Kooban La Qaadatay Telefishanka Caalamiga ah Ee Qarank Waxanay Ka Waraystaan Arrimaha Dahabshiil Ee Dalka Farance  Iyo Baahiyaha ay Ka Dabooli Doonto Lantani Cusub Ee Farance ay ka Furatay Shirkada Dahabshiil, Waxanu Yidji Sidan

Mubaarig Cali oo ah Maamulaha Xarunta Dalka Faran Ugu Horeyn Waxa Uu U Mahad Caliyey Bahda Televisonka Qaranak Somaliland, Waxaanu Aragnay Baahi Faro Badan Oo Ay Dadku U Baahan Yihiin Baahida Loo Qabo,

Shirkadana Dahabshiil Waana Shirkada Aad u Weyn waana Shirkada Dahabi Ah Aduunkana Waxa Fiican Waxyaabaha Sharciga ah Ee Nidaamka ah

Waxanan Ugu Bishaaraynayaa Macaamisha Ku Xadhan Dahabshiil Ee Ku Sugan Dalka Farance gaar ahan magaalada Baris, Waxnanu lantan Cusub aanu furnay markaanu aragnay Baahida ay u qaban Dadka ku nool afrika iyo Dalka Farance xawaalada Si Fiican Ayaanay U Shaqaysa

Allah Aya Mahada Iska Leh Axl

Waxana Marku Dhameystay Hadalkiisa Su,al Ka Waydiiyey Wariyahii Tvga Qaranka Waxanu Waydiiyey, Maxay Kaga Dowanaanaysa Hab Sharci ah oo lagu diro lacagaha Iyada aoo ay umada somalida ay Dahabshiil ku xidha Yihiin oo ay hora u istic maali jiran Shirkado yar oo aan sharciga baal marsan Muxu Kaga Dowanaan Doona Dahabshiil

Waxa U Kaga Dowanaana Kara Marka Hore horta Waa Shirkada Soomaaliyeed Oo ay umada Soomaaliyeed aad u taqaano kowaasina waa shirkado ajaanip  ah waana shirkada ay dadku aad u jacel yihiin waana shirkad alagu kalsoon yahay

Sido kala waananu ka lacag jabanahay Saraifka Lacagaha Waayo Waa Shirkada Somaaliyeed