War Deg Deg Ah: Wasiir Cali Khadiija Oo Dabada Ka Riixayah Mudo Kurdhin Oo Maanta Wasiir Cadaani Caydhsaday,,

0
1044

Wasiirka Hawlaha Guud Ee Jsl Md Cali Khadiij oo maanta qasriga madaxtooyada laag iyo Dhirbaaxo kaga soo saaray miskii ka yar ee jabka weyn mr cadaaniga warfaafinta oo qaylo iyo buuqiis la tagay gurigiisa

waxana ka danbeeyey Xubno wasiiro ah oo dabada ka riixayah inay mudo kurdhin saddexad dhacdo iyo cadho u hore ugu hayey cali khadiija Wasiirka warfaafinta maanta kabaha kula dul maray qasriga madaxtooyada jsl

cadaani oo oyayah oo kabo la,an kaga soo baxay qasriga madaxtooyada isaga oo hadalo calool xumo ah ku hadlayey