War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xaalada Caafimad Xumo La Soo Daristay + Dalka Loo Qaadi Doono

0
1000

Madaxweynaha Dalka Jsl Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo xaalada caagimad daro la soo Daristay ayaa waxa loo qaadi doona Dalka Imaaradka Carabta Oo U ka Halay Ina Lagu Xanaanin Doon

Madaxweyanah ayaa waxa u habben Sddaexad kii dhacay Kursiga Isaga oo la fadhiyey xubno ka mid ah wasiiradiisa

hadaba xanuunkan madaxweyne Siilaanyo ayaan Ila Imka War Rasmi ah laga hayn oo aanan Cadayn Karrin Noociisa