Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID ayaa walaac xoogan ka muujiyey in shirka London ka qabsoomaya 11 Bishan in Somaliya laga qaado cunaqabatayntii dhanka Hubka ee la saaray.

Waxaana uu xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ka hadasho  isaga oo sheegay in ay saamayn ku yeelan doonto Somaliland.