Weriyaha caanka ah ee TV-ga Universal Cabdisalaan Hereri, ayaa waraysi xiiso badan la yeeshay Ra’iisul wasaaraha dawladda Itoobiya, kaasi oo uu kaga hadlay xidhiidhka ka dhaxeeya dawladiisa, Somaliland, Soomaaliya iyo qoddobo badan oo caalamka iyo gobolkaba ku wajahan.

haddaba waraysigaas iyo barnaamij uu Cabdisalaan Hereri ka soo sameeyay Itoobiya oo caawa ka baxay Tv-ga Universal, ayaanu akhristeyaashayada ugu soo gudbinaynaa shabakada Gudgude si ay uga bogtaan.

1 COMMENT

Comments are closed.