Guddoomiyaha ahna Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa sheegay in aanay doorashadu qabsoomi karin inta ay abaartu dalka ka jirto.